Imtixaanka Sanad Dugsiyeedka 2020 – 2021 oo Maanta ka Furmay Magaalada Jowhar.

0
165

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ardayda Dugsiyada Magaalada Jowhar ayaa Maanta u Fadhiistay Imtixaanka Sanad Dugsiyeedka 2020 – 2021 kaas oo ay Qaadayaan Maamulka Iskuulada Sida ay Radio Isnaay u Xaqiijiyeen Qaar kamid ah Macallimiinta iyo Maamulka Dugsiyada Magaalada Jowhar.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliima Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here