Abwaanada Magaalada Jowhar oo Ku Baaqay in loo Gurmado Qoysaskii ay Saameysay Fatahaada.

0
167

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Abwaan Daahir Xuseen Diini oo ka mid ah hal-aburayaasha soomaaliyeed ee ku nool caasimadda hirshabeelle ee jowhar ayaa ka hadlay dhibaatada heysta qoysaskii uu sameeyey fatahaadaha wabiga shabeelle ee deegaanada gobolka shabeellaha dhexe waxa uuna hal-beegyo suugaaneed uu ku xusay doorka bulshada ay ku leedahay in ay is caawiso marka xaaladu ay sii cakirnaato.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Cabdulle.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here