Xernaanshaha Wadada isku-xerta Jowhar iyo muqdisho oo Walaac laga Muujiyey.

0
178

Jowhar (Radio-Isnaay)- Xili mudooyinkii ugu dambeyay ay go’doon gashay Wadada isku xerta magaalooyinka Muqdisho iyo Jowhar oo ay Sameyeen Fatahaadaha Wabiga Shabeelle ayaa waxaa dhibaato badan kala kulmay gadiidka keena rashiinka iyo adeegyada kale iyado eysan jirin wax badeeco ah oo soo gala Caasimadda Hirshabeelle ee Jowhar taasna waxa ay sababtay in uu sare Ukaco qiimaha Rashiinka.

Warbixintan Waxaa soo jeedineysa:- Xaliimo Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here