Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo shaacisay Kisas hor leh oo Covid-19 ah.

0
173

Jowhar (Radio-Isnaay)-Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa warbixinta maalinlaha ah ee COVID-19 ku sheegtay in Feyruska Karoona ay ka bogsoodeen 60 qof oo cusub 48kii saac ee la soo dhaafay, taasi oo tirada guud ee dadka bogsooday ka dhigeysa 6,639.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya:- Xaliimo Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here