Warbixin Gaar ah oo ku Saabsan Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Kala duwanaanta Dhaqanka ee Wadahadalka iyo Horumarinta

0
148

Jowhar (Radio-Isnaay)- 21 May waxaa Sanad walbo dunida laga xusa Maalinta Caalamiga ah ee kala duwanaanta dhaqanka ee wadahadalka  iyo horumarinta iyado Saameynta COVID-19 ee Qeybta Dhaqanka,Dhacdooyinka dhaqanka waa la joojiyay, hay’adihii dhaqanka waa la xiray, dhaqankii bulshada ayaa la joojiyay, meelihii UNESCO ee Hidaha Adduunka ayaa qarka ufuulay in ay xirmaan waxaa uu sidoo kale sameynlataaban karo kuyeeshay farshaxanleyda aan awoodin inay noloshooda mareeyaan shaqo la,aan madaama uu hoos udhacay dalxiiska dhaqanka oo si weyn u Saameeyay  COVID -19.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya:- Cabdiwali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here