Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Cumar Maxamed Cumar oo ah Wasiir ku Xigeenka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Maamulka Hirshabeelle ayaa Dhalinyarada Magaalada Jowhar ugu Baaqay in ay kaalintooda ka Qaataan Dadaalada Looga Hortagayo Fatahaadaha Wabiga Shabeelle uu ka Sameeyay Magaalada Jowar.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilowle.
Audio Player