Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo Shaacisay dadkii ugu badnaa ee ka Bogsooday Covid-19.

0
152

Jowhar (Radio-Isnaay)- Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa warbixinta maalinlaha ah ee COVID-19 ku sheegtay in Feyruska Karoona ay ka bogsoodeen 254 qof oo cusub todobaadkii tegay ee la soo dhaafay, taasi oo tirada guud ee dadka bogsooday ka dhigeysa 6,579.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya:- Cabdicasiis Xasan Mucalim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here