Jowhar (Radio-Isnaay)- Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul Isaanka Maamulka Hirshabeelle ayaa wada qorshe markii ugu horeysay laga hirgalinaayo deegaanada Hirshabeelle kaasi oo lagu ilaalinaayo burburka qoyska waxaana dhici doona kulamo lagu qaban doono magaalooyinka jowhar iyo baladweyne si qoysaska Soomaaliyeed loo fahamsiiyo muhiimada guriga uu uleeyayahay in la daryeelo qoysks.
Warbixintan Waxaa soo jeedinaya:-Cabdicasiis Xasan Mucallim.
Audio Player