Jowhar (Radio-Isnaay)-Tuulada daanyeerey oo qiyaastii dhanka koonfureed magalada jowhar ka jirta 7km ayaa waxa ku fatahay biyaha wabiga shabelle oo sameyn kala duwan ku yeeshay shacabka tuulada daanyeerey oo ka bara kacay tuuladaasi.
Warbixintaan waxaa soo jeedineysa:- Xaliimo Cali Ibraahim.
Audio Player