Madaxweynaha Hirshabeelle oo Guddi u Magacaabay Fatahaadaha Wabiga Shabeelle.

0
173

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweyne Cali Guudlaawe ayaa lagu magacaabay guddiga fatahaadaha Webiga , kuwaasi oo ka kooban 16-xubnood, waxaana Guddoomiye looga dhigay Wasiirka Arrimaha gudaha Maamulkaas Maxamed Cali Caadle.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cusmaan Cabdalla Cusmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here