Fatahaadaha Wabiga Shabeelle oo Sababay Sare u Kac Qiimaha Maciishada Magaalada Jowhar.

0
160

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Suuqyada lagu iibiyo qudaarta Magaalada Jowhar ayaa laga dareemaya sare u kac xoogan kadib markii fatahaadaha wabiga shabeelle ay jareen dhulbereed  dalagyo kala duwan Ku Beernaa waxaana sido kale jira in ay aad u A dagtahay in jowhar la keeno badeeco ka timid caasimadda dalka ee Muqdisho ama deegaano kale sababo la xiriira fatahadaaha wabiga oo go’doon galiyey isku socodka wadooyinka.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here