Dadka ku nool Tuulada Koongo ee Magaalada Jowhar oo Barakac Billaabay.

0
227

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Inta badan Qoysaska ku Nool Tuulada Koongo ee Dulleedka Magaalada Jowhar ayaa Billaabay in ay Guryahooda ka Barakacaan ka dib Markii Deegaankooda ay Gaareen Daadadkii ka Dhashay Fatahaadaha Wabiga Shabeelle uu ka Geystay Magaalada Jowhar.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here