Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Drs Sacdiya Siyaad oo ah Madaxa macadka Aqoonyahanada Hano ayaa sheegtay in ay diirada saarayaan da’da waxbrshada carruurta udhaxeyso 8 sano illaa 15 jir ee awoodi waayay inaay isbixiyaan lacagaha iskuulada lagu dhigto iyaga oo ku dul shaqeyn doona iskuuladii horay u furnaa balse ka caawin doona dhanka dhismaha iyo hagaajinta agabka iskuulada lagu dhigto.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.