Dhalinyarada Horumarinta Degmada Jowhar oo Jawaano ku Deeqay Fatahaadaha.

0
137

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ururka Dhalinyarada Horumarinta Magaalada Jowhar ayaa Deeq jawaanno ah ku Wareejiyay Maamulka Degmada Jowhar si ay uga Qeyb qaataan Dadaalada Looga Hortagayo Fatahaadaha Wabiga Shabeelle uu ka Geystay Deegaano Hoosyimaada Jowhar.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliima Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here