Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Maamulka iyo Shaqaalaha Idaacadda Isnaay ee Magaalada Jowhar ayaa u dabaal degay sanad guuradii ka soo wareegatay markii dhidibada loo taagay idaacadda iyada oo xooga saartay muddadii Sanadka ahayd ee ay jirtay arimaha bulshada sida barnaamijyada caafimaadka, waxbarashada,ganacsiga iyo barnaamijyo kale.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilowle.