Maamulka Gobolka Shabeellaha Dhexe oo ka Hadlay Saameynta Fatahaadaha Wabiga Shabeelle.

0
156

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Axmed Meyre Makaraan oo ah Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa ka Hadlay Saameynta Daadadka Fatahaadaha Wabiga Shabeelle ay ku Yeesheen Bulshada Deegaanka Waxaana uu Sheegay in Fatahaadda Tuulada Baarey ay Tahay Mida ugu Daran ee u Baahan in Se Deg Deg ah Wax looga Qabto.

 

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here