Bahda Waxbarashada Magaalada Jowhar oo Hambalyo U Diray Maamulka iyo Shaqaalaha Isnaay.

0
166

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xilli maalinta shalay loo dabaldagayey munaasabada sannad guurada 1aad ee radio isnaay markii dhidibada loo taagay 15 bishii may ee sanadkii 2020 ayaa waxaa ka hadlay qaar ka tirsan bahda waxbarashada Magaalada Jowhar iyo wasaaradda waxbarashada hirshabeelle.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here