Ururka dhalinyarada Gobolka Shabeellaha Dhexe oo Gurmad ku dhawaaqay.

0
132

Jowhar (Radio-Isnaay)-15ka May oo ku began Maalinta beri waxa ay ku asteysantahay Maalinta dhalinyarada Soomaaliyeed waxana sanad walba la qabta munaasabad lagu weyneynaayo Maalintaasi.

Gudoomiyaha Ururka dhalinyarada Gobolka Shabeellaha Dhexe Fartuun Aadan Xefow ayaa sheegtay in la baajiyey maalinta beri munaasabada lagu xusaayo Maalinta dhalinyarada taa badalkeedana waxa ay ku dhawaaqday in la caawin doono qoysaskii ay saameyeen Fatahaadaha Wabiga Shabeelle.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya;- Cusmaan Cabdalla Cusmaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here