Madaxweynaha Hirshabeelle oo Cafis ufidiyey Qaar ka mid ah Maxabiista Jowhar.

0
161

Jowhar (Radio-Isnaay)-Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Cali Cabdullahi Xuseen Gudlaawe ayaa munaasabada Ciidul fidriga awgeed waxaa uu cafis ufidiyey in ka badan 12 maxbuus oo ku xernaa saldhiga booliska degmada Jowhar kuwaasi oo ku xukunaa dambiyo yar yar.

Warbixintan waxaa inoo soo Jeedinaya: – Cabdicasiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here