Soomaaliya iyo Waddamada Caalamka oo Bari looga Dabaal dagayo Ciidu Fitriga.

0
174

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – 13 May oo ku Beegan Maalinta Bari ah ayaa Dhammaan Waddamada Islaamka Looga Dabaal Degi doonaa Maalinta Koobaad ee Munaasabadda Ciidul Fitriga ka Dib Markii ay Muslimiinta Caalamka Maanta Dhameystireen 30 ka Bisha Ramadaan Sanadka 1442 HJ.

Soomaaliya iyo Waddamada Dunida Islaamka ayaana Maalinta Koobaad ee Ciidul Fitriga Bari u Dabaal Dagi doona.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cusmaan Cabdalla Cusmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here