Culumadda Jowhar oo ka Hadlay Waqtiga ugu Wanaagsan ee la bixin karo Sakaatul Fidriga

0
159

Jowhar (Radio-Isnaay) Sheikh Xasan Cabdullahi Cabdulle oo ka mid ah Culumadda Magaalada Jowhar ayaa wareysi gaar ah uu siiyey Radio Isnaay kaga warbixiyey waqtiga ugu wanaagsan ee dadka muslimiinta ah ay isaga bixi karaan Sakaatul fidriga ka hor inta aan la gaarin maalinta Ciidul Fidriga.

Warbixintan waxaa soo jeedineysa:- Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here