U Diyaar garowga Ciidul Fitriga oo Fursad Shaqo u Noqotay Dhalinyarada Dawaarka ku Shaqeysta.

0
275

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Mashquul Badan ayaa ka jira Goobaha lagu tolo dharka ama lagu dawaaro taa oo loogu diyaar garoobayo munaasabadda Maalinta ciidul fidriga iyada oo sanadkan bulshada ku nool Caasimadda hirshabeelle ee jowhar ay laqabsadeen in dharka ciida ay ku toshaan dawaarka halka qaarka kalana Carwooyinka ay ka iibsadaan.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Cabdulle.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here