Darawalada Mooto Bajaajta oo Walaac ka Muujiyay Fatahaadaha Wabiga Shabeelle.

0
169

JOWHAR (Radio isnaay) Daahir faarax gows oo kamid ah darawalada ku xamaasha mooto bajaajta ka Shaqeeya Tuulooyinka Hoosyimaada Magaalada Jowhar ayaa sheegay in uu shalay maray wado wareeg ah isla markaana ku xayirmay tuulada mareerey ee duleedka degmada jowhar kadib roob Saacadahii la soo Dhaafay ka Da’ayay Halkaasi.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here