KulankaReal Madrid vs Sevilla – Los BlancosOoHoggaankaHoryaalkaQaban Karta, DhaawacyadaTiroBeelay Iyo ShaxahaMacquulka Ah.

0
197

Jowhar –( Radio Isnaay ) – Real Madrid ayaahoggaanka u qabandoontahoryaalkawaddanka Spain eeLaLigahaddii ay caawaguul ka keentokulankaadagee ay garoonkeedakuqaabbilaysoSevilLA.

Los Blancosoohaddakujirtakaalintasaddexaadayaafursad ka helikarta Barcelona iyo Atletico Madrid ooxalaybarbarrogalay, waxaanayiskudhibconoqondoonaan Atletico iyadoo Real ay hoggaanka la wareegidoonto.

Shuruuddakaliyaeekagaxidhan in Real Madrid ay horyaalkahoggaanka u qabatoxillisaddexciyaaroodoo kali ahi hadhsanyihiin, waa in ay caawaguulkugaadhogaroonkeedaStadio Alfredo Di Stefano, kulamadaxigaeesaddexdaahna ay siiwadatoguushasi ay horyaalkauguguuleysankarto.

Laakiin Sevilla ookaalintaafraadfadhidaiyadoo afar dhibcood ka hoosaysa Real Madrid, ayaawaxayhalgan u gelaysaasidii ay saddexdadhibcoodugaqaadanlahayd Los Blancosoodhaawacyo kala daadiyeen, taasoohaddii ay dhacdodhaawacweyngaadhsiindoontafursaddii ay Real Madrid uguguuleysanlahaydhoryaalkaee ay xalaysiiyeen Barca iyo Atletico.

Zinedine Zidane iyoxiddigihiisaayayciyaartaniugusoobeegantayxilli ay guul-darrokasoogaadhaytartanka Champions League oo ay Chelsea kusoogaraacday 2-0, laakiinwaxaydaliil ka dhiganayaan in horyaalkaLaLigaaanhalmarnalagabadinin tan iyo January 30 oo ay guuloiyobarbarrouunwadeen.

Tababarahareer France iyoxiddigihiisaayaaogsoon, in afartiiciyaaroodeeugudambeeyeyee ay iskahoryimaaddeen Sevilla ay guuleysteen, sidookalenauuhoryaalkukujirolugtoodaiyonatiijooyinka ay keenaan.

Xogtakulanka

Ciyaarta: Real Madrid vs Sevilla

Tartanka: Horyaalka Spain eeLaLiga

Waqtiga: 10pm – SaacaddaGeeska Afrika

Garoonka: Alfredo Di Stefano

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here