Chelsea Oo U Diidday Man City InXalay Ay Ku GuuleysatoHoryaalka Premier League &TuchelOoLaba Jeer Dilay Guardiola.

0
214

Jowhar –( Radio Isnaay ) – Kooxdakubaddacagta Chelsea ayaaguul-darro u xambaarisay Manchester City, kana hor-joogsatay in ay kuguuleysatohoryaalka Premier League oomaanta ay taageereyaasheeduiskusiidiyaareen, waddooyinkanaiskugusoobaxeen.

Thomas Tuchelayaaguul-darradiilabaad u xambaariyey Pep Guardiola iyokooxdiisa Manchester City labatoddobaadgudahood, waxaanauuhoreugugaraacay semi-finalka FA Cup, maantanawaxa  uudhexjiidh-dhiiday Etihad Stadium oo Chelsea ay kasoogaadhayguulsoolaabasho ah.

Manchester City ayaahoryaalka u dabbaal-degilahaydmaantahaddii ay guuleysanlahayd, waxaanaytaaskuriyoodeenmarkiiuu gool u dhaliyey Raheem Sterling qaybtiihore, laakiinlaba gool oo ay Chelsea heshayqaybtadambeayaa City ka horistaagay in ay u dabbaal-degtohanashadahoryaalka.

Raheem Sterling ayaadaqiiqaddii 44aad eedhamaadkaqaybtahorewaxauudhaliyey gool uuhoggaankaugudhiibay Manchester City, waxaanasaddexdaqiiqadoodoodheeraadahaaoolagudarayqaybtahore ay City kuheshayrikoodhe, kaas oouuqaatay Sergio Aguero ooiskudayey in uusifududgoolhaye Edouard Mendy ugugaraacobadhtamahagoolka, laakiingoolhayahareer Senegal ayaakubaddaasoofududaydqabtay.

Chelsea ayaaqaybtiilabaadwaxaysoobandhigtaykubbadheersareahayd, waxaanaydhinacwalbakagayimaaddeendifaaca Man City oo in badan is-difaacay.

Daqiiqaddii 63aad ayuu Hakim Ziyechkubbaduu ka toogtaybannaankawaxauukujabiyeydifaaca Manchester City eehalgankakujiray, iyadoouusifiican u maamushaykubbaduu Cesar Azpilicueta dhinacamidigugasoodhiibaykaddibnauulaadawood badan kujiidhsiiyeyEdersonoosiitaabtaykubaddabalsejoojinkariwaayey.

Marcos Alonso ayaawaqtigiidheeraadkaahaaeelagudarayciyaarta (90+2), waxauu Chelsea u dhaliyeygoolkalabaadee gay guushukuraacday.

Alonso ayaaxeradaganaaxa ka helaykubbaduudhinacamidigkasoodhiibay Timo Werner, waxaanauukulaadaylugtiisamidigeeaandabiicigaahayn, iyadookubbaddanauugaadhiwaayeygoolhayeEderson.

Chelsea ayaaheshayfursado kale oodahabiahaa, gaarahaankubbaduu Alonso ka dul-qaadaygoolhayeEdersonoosoobaxay, taasooiyadoogoolkakusocotauugoolhayahareer Brazil siiyarataabtay, sidaasna ay shabaqadusihiisaugudhacday.

Guusha ay Chelsea kasoogaadhay Manchester City ayaawaxaykusoogashaykaalintasaddexaadeehoryaalka Premier League, iyadoohaldhibicdhaaftay Leicester City ookaalintaafraad u degtaykaddibguul-darradii ay Jimcihii kala kulmeen Newcastle United.

Manchester City ayaaiyadunasugidoonto in ay horyaalkaqaaddokulamada Manchester United eesoosocda, iyadoohaddii United lagabadiyo ay u dabbaal-degidoontoguushahoryaalka Premier League.

Saddexdadhibcoodee ay Chelsea ka heshay Manchester City ayaawaxayquus ka dhigeenkooxahasooeryanayeyee Liverpool, Tottenham iyo West Ham, kuwaasookuducaysanayay in lagabadiyo Blues si ay usooqabankaraan.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here