Wasaradda waxbarshada hirshabelle oo ka hadashay qadista imtixaanka sanadkan.

0
146

Jowhar – ( Radio Isnaay ) –   Wasiir dowlaha wasaradda waxbarashada, hidaha iyo tacliinta sar ee e maamulka hirshabeelle abuukar xasan abuukar ayaa ka warbixiyey imtixaanka dhamaadka bishan ay gali donaan ardayda shahaadiga ah ee dugsiyada sare isago ugu baaqay ardyda ku nool deegaanada hirshabeelle in ay udiyaar garobaan qaadista imtixaanka islamarkana ay iska yareyaan walwalka badan islamarkana aqriska la badiyo.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdi casiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here