Maamulka gobolka shabellaha dhexe oo kormeer ku tagay Gobaha uu ka fatahay wabiga shabelle.

0
223

Jowhar – ( Radio Isnaay ) –  Dhawaan ayey ahayd markii ay buqo ka baxeen tuulooyinka baareey iyo mooyko kuswaas oo saameeyn ku yeeshay inaay tuulooyin badan ka barakacaan Degaanadooda iyadoo sidoo kale ay ku babe’een dalagyo kala duwan oo xilligan lasoo gooyn  laha

Gudoomiyaha degmada jowhar cismaan maxamed muqtaar ayaa uga digay  in magaalada jowhar lagu soo jiheeyo biyahan jaray gabi,ahaan wadooyin  halbowle u aaha jowhar iyo tuulooyin badan

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maryama sheikh cabdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here