Ganacsatada Magaalada Jowhar oo Walaac ka Muujiyay Saameynta Fatahaadaha.

0
162

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Fatahaadaha Wabiga Shabeelle ayaa Kala Xiray Isku Socodka Gaadiidka Muqdisho iyo Jowhar kuwaas oo Sababay Sare u Kac Ballaaran oo ku yimid Qiimaha Maciishadda Sida ay Warbaahinta Isnaay uga Warameen Qaar kamid ah Ganacsatada Magaalada Jowhar.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliima Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here