Maamulka Gobolka Shabeellaha Dhexe oo ka Hadlay Fatahaadaha Wabiga Shabeelle.

0
201

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Cabsida laga Qabo in Daadadkii ka Dhashay Fatahaada Wabiga Shabeelle uu ka Geystay Tuulada Baarey ay Saameyso Magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamulka Hirshabeelle ayaa Sii Korortay kadib Markii Biyaha Fatahaadda ay Soo Gaareen Tuulooyin Kaabiga ku Haaya Magaalada Jowhar.

Masuuliyiin uu Horkacayo GudoomiyahaMaamulka Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa manta ku Baxay Halka ay Biyaha Soo Soogaareen waxaana uu Maamulka sheegay in ay Waddaan Dadaalo looga Hortagayo Fatahaadda in ay Soo Gaarto Magaalada Jowhar.

 

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here