Xaalad Dhinaca Nolosha ah oo la Soo Daristay Qoysaskii ka Barakacay Fatahaadaha Wabiga Shabeelle.

0
204

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xaalad adag oo dhanka nolosha ah ayaa ka jirta tuulooyinka mooyko iyo baarey oo ah deegnaada ay ka soo billowdeen fatahaadaha xoogan ee karkaarada jabsaday iyado qoysas badan ay ka  barakaceen Guryahii ay ku Noolaayeen waxana wali jira cabsi xoogan oo ay qabaan qaar ka mid ah tulooyinka teedsan jiinka wabiga.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jedinaya : – Cabdicasiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here