Sare u Kac ku Yimid Qiimaha Xoolaha Nool ee Seylada Magaalada Jowhar.

0
214

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Labadii todobaad ee ugu danbeysay seylada xoolaha lagu iibiyo ee Magaalada Jowhar ayaa laga dareemayay xoolo yaraan kadib markii ay kala guureen Xoolo dhaqatadii iyaga oo roob raacay xilliga guga Taas oo Sababtay in Sare u kac ku yimaado Qiimaha Xoolaha Nool ee Seylada Magaalada Jowhar.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here