Fatahaadaha Wabiga Shabeelle oo Cagta Mariyay Boqolaal Kun oo Hektar.

0
239

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Fatahaadaha Wabiga Shabeelle uu Ka Sameeyay Tuulooyinka Baarey iyo Moyko ee Magaalada Jowhar ayaa Cagta Mariyay Boqolaal kun Hektar oo ay ku Beernaayeen Dalagyo kala Duwan.

Cabdi faarax Goos oo kamid ah Beeraleyda ay Fatahaadaha Wabiga Shabeelle ka Baabi’iyeen Dalagyadii u Beernaa ayaa Radio Isnaay uga Waramay Saameynta ka soo Gaartay Daadadka Fatahaadda ka Dhashay.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cusmaan Cabdalla Cusmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here