Beeraleyda Tuulada Bayaxaw oo Wada Diyaar Garowga Xilliga Tacabka Goga.

0
193

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Beeraleyda tuulada bayaxaw ayaa billaabay tacbashada dhulbeereedkooda Maadaama lagu guda jiro xilli Beereedka guga  islamarkaana uu biyo keenay wabiga shabeelle Si ay uga Faa’ideystaan Kheyraadka Alle ku Maneystay Gobolka.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdi wali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here