Sare u Kac ku Yimid Qiimaha Maciishadda Suuqyada Magaalada Baladweyne.

0
205

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ganacsatada Magaalada Baladweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa ka warbixiyay waxa sababay sare u kaca ku yimid qiimaha la iibiyo raashinka qutul duruuriga ah ee Suuqyada Magaalada Baladweyne Sida uu Warbaahinta u Sheegay Maxamed Xasan oo Ganacsade ah.

Warbixintan waxaa Inoo soo jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here