Masuuliyiinta Baladweyne oo Waddo Dadaallo Loogu Gurmanaayo Dadka Danyarta ee ku Nool Magaaladaasi.

0
176

JOWHAR -(Radioisnaay)-Xarumaha barakacyaasha ee magaalada baladweyne waxaa ka jira xaalado adag oo dhanka nolasha ah islamarkana ay wajahayaan qoysaska halkaasi deegaansada waxa ayna ka cabsi qabaan dhibicda biiyaha roobka madaama eysan haysan guryo siwanaagsan kaga difaaca.

Isku dubaha gargaarka mareynta iyo masibooyinka ee gobolka hiraan Xaawo Axmed Maxamed ayaa sheegtay in ay wado dadaalo loogu gurmanaayo dadka danyarta ah ee ku jira xeryaha barkacaaysha ee magaalada baladweyne.

Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdi casiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here