Fanaankii Caanka ahaa ee Cabdi Qaboojiye oo ku geeriyooday Dalka Norwey

0
180

Jowhar (Radio-Isnaay)-Waxaa la xaqiijiyay in Magaalada Oslo Ee Caasimada Dalka Norwey uu  ku geeriyooday Fanaankii Caanka ahaa ee Cabdi Jaamac Caabbi (Cabdi Qaboojiye) oo todobadyadii la soo dhaafay uu hayay Xanuun aad u daran, isla markaana Ibsitaal la jiifiyay.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya;- Cabdicasiis Xasan Mucalim. 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here