JOWHAR -(Radioisnaay)-Xili qeybo ka mid ah xaafadaha magalaada Jowhar ay ku jiraan biyaha wabiga shabeelle ayaa waxaa jiro qaar ka mid ah carruurta kunol magaalada oo ciyaar u aada goobaha ay biyaha ay ku jiraan.
Shariif Xuseen Maxmuud oo ka mid ah dhaqaatiirta ka howlgala Jowhar ayaa ka hadalay xaaladaha caafimaad daro ee sababaan fatahaadaha wabiga shabeelle.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilowle.