Waxgaradka Tuulada Koongo oo Cabsi ka Muujiyay Fatahaadaha Wabiga Shabeelle.

0
189

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dadka degan hareeraha jiiga Wabiga shabeelle ayaa Cabsi ka qabo in markale uu Wabiga Shabeelle ku Fataho inkasta oo tuulooyin Hoosyimaada Jowhar uu fatahaaad  ka geystay.

Gudoomiyaha deegaanka koongo Cabdi Cali Gacal oo wareysi siiyay Idaacadda  Isnaay ayaa waalaac xoogan ka muujiyay biyaha baaxadda leh ee uu Waddo Wabiag Shabeelle.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here