Guddiga Dastuurka Baarlamaanka Hirshabeelle oo Tababarayo Bulshada Deegaanada Hirshabeelle.

0
167

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Gudoomiyaha guddiga dastuurka ee Baarlamaanka maamulka hirshabeelle Maxamed Ibraahim Muxumed ayaa ka warbixiyey olole dhawaan la bilaabi doono midkaasi oo lagu xoojinayo sidii bulshada deegaanada hirshabeelle loo garsiin laha markii ugu horeysay qodobada ku jira dastuurka si ay uturxan bixiyaan ama wax ka  badal loogu sameeyo.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here