Odayaasha Dhaqanka Jowhar oo Dhalinyarada ugu Baaqay in la Barto Caddaaladd Siinta Bulshada.

0
186

Jowhar (Radio-Isnaay)-Nabadoon Nuur Maxamed Geedi oo ka mid ah odayasha dhaqanka Magaalada Jowhar ayaa sheegay in ay wadaan kulamo looga hadlaayo caddaalad siinta bulshada midaasi oo ay uwada dhanyihiin dhamaan qeybaha dadweynaha ee uu matalo isago sheegay in ay sameyaan wada xajood ama gar oo ay ukala qadayaan labo Qabiil ama labo ay colaad dhexmartay ka hor inta aan la aadin dhanka sharciga ee Maxkamada Dowladda.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya: – Cabdicasiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here