Dhalinyarada magaalada jowhar oo Dhaliilay nidaamka xisbiyada hadda ka jira soomaliya.

0
180

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dhalinyaradn ayaa dhaliilay qaababka ay soomaaliya u wajaheeyso siyaasadda iyo nidaamyada xisbiyada ka jira soomaliya iyada oo ay jiraan qabab caalamka looga dhaqmo marka la rabo in bulshooyinka adduunka ay sameeystaan xisbiyo dimoqraadi ah Balse Xisbiyada Soomaaliya ay Yihiin kuwa ku Saleysan Nidaamka Qabiilka ee 4.5.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here