Marxalado Kala Duwan oo laga Soo Maro Keenista Cadayga ee Magaalada Jowhar.

0
168

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Inta Badan Cadayga ayaa Waddankeena Soomaaliya si weyn looga isticmaalaa marwalba Haba ugu Badnaatee Bisha Barakeysan ee Ramadaan Waxaana Jiro Dhalinyaro Cadayga ka soo Gura Deegaano ka Fog Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle.

Marxalado kala Duwan ayay ka soo Maraan Keenistiisa Waxaana ay u Iib geeyaan Magaalada Muqdisho si Lacagaha ay ka Helaan ugu Dabaraan Nolol Maalmeedka Qoyskooda.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliima Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here