Jermis dile looga hortago Covid-19 oo lagu soo Bandhigay Magaalada Garoowe.

0
239

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Munaasabad kooban oo lagu qabtay Magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland ayaa lagu soo bandhigay Jeermis dile looga hortagayo cudurka dillaaga ah ee Covid-19 waxaana soo saartay shirkad yar oo ka howlgasha deeganada Puntland waxaana ka qeybgalay masuulyiin katirsan maamulkaasi.

Warbixitan waxaa soo jeedineysa:- Xaliimo Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here