Dhismaha Biyo Xireynka Wabiga Shabeelle ee Baladweyne oo Gabagaba Maraya.

0
157

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Magaalada Baladweyne waxa meel wanaagsan maraaya dhismaha biyo xireynka Wabiga Shabeelle kaas oo loogu talagalay in looga hortago fatahaadaha Wabiga Shabeelle ee Gobolka Hiiraan.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya:- Cabdicasiis Xasan Mucalin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here