Maamulka Cisbitaalka Degmada Jowhar oo Shaaciyay Kiisas Horleh oo Covid-19 ah.  

0
179

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Caabuqa Covid-19 waa mid mar kale ku soo laba kacleeyey dalkeena soomaaliya gaar ahaan deegaanada maamulka hirshabeelle oo mudooyinkan dambe laga diwaangaliyey kiisas Cusub oo gaaraya 15 qof oo Ku Kala Sugan Deegaanada uu Maamulkani Ka Arimiyo.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here