Dhalinyarada Magaalada Jowhar oo Taageero ka Dalbaday Maamulka Gobolka Shabeellaha Dhexe.

0
173

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Inta Badan Dhalinyarada Soomaaliyeed ayaa ah kuwo ay Wali ka Muuqato Saameynta Shaqo la’aanta gaar ahaan kuwa Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle Waxa ayna Madaxda Maamulka Gobolka Shabeellaha Dhexe ka Dalbadeen in Taageero la taabankaro loo Sameeyo Dhalinta.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here