Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Waxaa sii kordhaya muxsiniinta Soomaaliyeed ee ka qeyb qaadanaya afurinta dadka danyarta ah ee ku nool magaalda jowhar iyo degaanada hoosyimaada kuwaasi oo aan awoodin in ay helaan afur ku filin maadaama cudurka covid-19 uu saameyn lixaad leh ku yeeshay Nolosha Danyarta.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilowle.