Beeraleyda Magaalada Jowhar oo Rajo Xumo ka Muujiyay Tacabka Xilligan Guga.

0
158

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Beeraleyda Ku dhawaad 20 kun Hektar oo ku waraaba kanaalada cilma cawar iyo goomeey ee duleedka magaalada jowhar ayaa sheegay in aysan sugeynin waxdalag ah oo uga Soo Go’a Beerahooda fasalkan Sababo la Xiriira Nidaamka Loo Maray Dayactirka Kanaaladaasi.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here