Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda Beeraha Iyo Waraabka Maamulka Hirshabeelle Maxamed Bashiir Qaasin oo la Hadlay Warbaahinta Isnaay ee Magaalada Jowhar ayaa Sheegay in ay Horay u Sameeyeen Dadaallo looga Gaashaamanayo Fatahaado uu Sameeyo Wabiga Shabeelle.
Warbixintaan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilowle.