Olole Nadaafadeed oo ka Bilowday Magaalooyinka Jowhar iyo Baladweyne.

0
151

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Magaalooyinka Jowhar iyo Baladweyne oo ka kala tirsan shabeellaha dhexe iyo hiiraan oo ah labadii gobol  ee leysku mataaneeyey islamarkaana uu ka arimiyo maamulka hirshabeelle ayaa waxaa maalmahan ka socday olole nadaafadeed oo lagu xoojinaayo bilicda labadaasi magaalo.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdi casiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here